We have hosted the application zaad services in order to run this application in our online workstations with Wine or directly.


Quick description about zaad services:

zaad services wa adeg lagu kala (xawisho keydsado, adegto, etc) lacagaha.
kaso ay bixiso shirkada (TELSOME) e ka shaqeysa somaliland, waxa jira iyana shirkade kale o adegan o kale bixiye balse magacyo kale uyaqan.
nocas ah ey bixiso shirkadasi.
hadaba waxanu oganahay in zaadu ay kuxidhantahay ama aytahay database server dhextale.
taso anu isticmalno.
hadaba malin aya waxa dhacday in assingnment lano direy kaso aha in anu samayno database ah sida zaad'da.
marka an kuleyahay sida zaada maha in ay zaada o kale ushaqeyneyso ficliyan e wa mid ku shaqeyneyso prgrama ahan sida zaada
wayo zaad wa database, kana isaguna wa data base.
logic ahan wa isku mid.
hadaba assignemnt ka aya aha in anu sameyno qaybo kamid ah zaad sida ay ushaqeyso e mu hayn assignment-ku in anu zaad'da dhan samayno,
e wa qaybo kamid ah
sida
1.diwan galin qof cusub
2.lacag dhigasho
------------------------
3 itus hadhaga
4 lacag dirid
5 itus dhaq-dhaqaqa
6 E-vucher



.

Page navigation:

©2024. Winfy. All Rights Reserved.

By OD Group OU – Registry code: 1609791 -VAT number: EE102345621.